Wasaaradda Ganacsiga oo beenisay war kasoo baxay shirkadda MARU POR Digniina u dirtay

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay halkan ku caddaynaysaa inuu waxba kama jiraan yahay warka ka soo baxay shirkadda MARU PORT oo sheegatay in Wasaaraddu ay oggolaanshiyo u siisay inay ka shaqeyso hubinta Tayada Badeecadaha dalka. Wasaaraddu, waxay sidoo kale u caddeynaysaa bulshada Soomaaliyeed, Ganacsatada iyo dhammaan ba hay’adaha kale ee ay khusayso … Continue reading Wasaaradda Ganacsiga oo beenisay war kasoo baxay shirkadda MARU POR Digniina u dirtay